Duqa Muqdisho oo balan-qaad muhiim ah u sameeyey shacabka gobolka Banaadir (Daawo Sawiro)

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa maanta xariga ka jaray xarunta MCH-ka degmada Shibis, isagoo dhinaca kale ku booqday Isbitaalka Soomaali Suudaaneys Hooyo Soomaaliyeed oo dhashay labo canug oo mataano isku dhegan ah. Eng. Yarisow ayaa sheegay xaruntan cusub ee MCH ku ay kaalin mugleh ka geysan doonto horumarin … Continue reading Duqa Muqdisho oo balan-qaad muhiim ah u sameeyey shacabka gobolka Banaadir (Daawo Sawiro)